Madaxweyne Biixi: “Waa qasab inaynu doorasho galna sanadkan gudihiisa”

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in qorshaha labaad ee maamulkiisa uu yahay sanadkan in la qanto doorashooyinka Qorshaha labaad ee sannadkan  ayuu Madaxweynuhu ku sheegay inuu yahay sidii dalka loo qaban lahaa doorasho, isaga oo xusay in hawsha cayimaadda doorashada ay iska leeyihiin guddida doorashooyinka. “Qorshaheenu wuxu ahaa sannadkani inuu sannadkii doorashooyinka … Continue reading Madaxweyne Biixi: “Waa qasab inaynu doorasho galna sanadkan gudihiisa”